koorsada aasaaska

Waxaanu koorsada aasaaska la shaqeynaa guud ahaan qofka oo dhan, waxaanu luqada u aragnaa inay tahay qeyb ka mid ah wax weyn iyo in horumarka luqadu uu ku xidhan yahay xaalada bulshada marka lagu darro dareenka iyo aqoonta. Waxwalba si aad adigu ugu dareentid inaad ku niyad santahay oo uu hormar u socdo dariiqada kuugu haboon adiga. 
Waxaan ku shaqeynaa mawduucyo kala duduwan oo luqadda diirada la saaraayo. Waxaanu inta badan joognaa dugsiga banaankiisa, halkaas oo aanu ka shaqeyno arimaha caafimaadka, dhaqanka iyo dareenka bilicdasan, jihaynta bulshada iyo dabcan, horumarka luqadda iyo shabakadaha bulshada.   

Koorsada aasaasiga ee folkhögskola waxa loogu tallo galay dadka ku qoran Arbetsförmedlingen, ee ka tirsan barnaamijka aasaaska ee iyagu haysta qorshe aasaaska.